Top-Level Await JavaScript
Sanado badan, waxa dhib saa’id u wayni ka taagnayd in aanad awood u lahayn isticmaalka (await) meel ka baxsan async function. hadaba caqabadan ayaa laga gudbay kadib markii lagu soo daray feature kan luuqada sanadii 2022 (ES2022). hadaba aan sii dhex...
Jun 26, 20254 min read46
